Axmed Madoobe oo eedeyn & digniin isugu daray Madaxda dowlada federaalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyey dowladda Soomaaliya in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in dalka lagu maamulo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in haddii aan aan dastuurka lagu dhaqmin aysan jirin cid cid kale awood u sheegan karta, isagoo xusay in fara gelinta dowladu ku heyso dowlad goboleedyada aysan … Continue reading Axmed Madoobe oo eedeyn & digniin isugu daray Madaxda dowlada federaalka